
Qaar ka tirsan hogaanka haweenka Soomaaliyeed ee dalka Ingriiska iyo Gabdho kale oo magac ku leh wax u qabadka bulshada ayaa waxey u sameeyen casho sagootin ah, Marwo Jawaahir oo ku laabaneysay Wadanka Soomaaliya iyadoo beryahanba u joogtay
Read more: Casho sagootin ah ee Hogaanka Haweenka UK u sameeyeen Marwo Jawaahir Baarqab.
Waax & Waadi is a movement dedicated to the establishment of autonomous regional government within the territories of Waax and Waadi.
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah odayaal dhaqameedka iyo waxgaradka ka soo jeeda degaanadaas.Wafdiga guddiga qabanqaabada dowlad goboleedka Waax iyo Waadi oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa bilaabay kulamo kala duwan oo ay la yeelanayaan qeybaha bulshada, sida
Fahamka waa, dhamaatay taada kula lihi taydana anaa leh!